Miltariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidanka milatariga ku leeyihiin degmadaasi. Afhayeen u hadlay milatariga Soomaaliya ayaa u sheegay warbaahinta afka dowlada ku hadasha in Al Shabaab xalay sadex jeer isku dayeen in ay weerar kusoo … Continue reading Miltariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)